Filtrar por gênero
- 3727 - Dood eedo cunsurinimo oo ka dilaacday aqalka Senatka
Todobaadkii la soo dhaafay aqalka Senatka Australia ayaa waxaa ka dilaacay buuq iyo aflagaado markii Senator Pauline Hanson oo ah hogaamiyaha xisbiga One Nation ay ku eedaysay Senator Fatima Payman inaysan xaq u lahayn inay baarlamaanka sii fadhido maadaama ay dhici karto inay wali haysato dhalasho dal kale.
Tue, 03 Dec 2024 - 08min - 3726 - Wararka SBS Somali 3 DecemberTue, 03 Dec 2024 - 06min
- 3725 - Wararka SBS Somali 29 NofemberFri, 29 Nov 2024 - 07min
- 3724 - Wararka SBS Somali 28 NofemberThu, 28 Nov 2024 - 04min
- 3723 - Sidee farmashiyayaasha Australia u shaqeeyaan?Wed, 27 Nov 2024 - 07min
- 3722 - Wararka SBS Somali 27 NofemberWed, 27 Nov 2024 - 10min
- 3721 - Abdibasid Ali iyo xanuunka dhimirka dhalinta
Abdibasid Ali oo fadhigiisu yahay Norway ahna dhaqtar bartay xanuunada dhimirka ayaa booqasho ku yimid magaaladan melbourne, isagoo qudbooyin ku saabsan xanuunada dhimirka gaar ahaan kuwa ku dhaca dhalinyarta u jeedinaya waalidiinta Soomaalida.
Tue, 26 Nov 2024 - 19min - 3720 - Wararka SBS Somali 26 Nofember, 24Tue, 26 Nov 2024 - 04min
- 3719 - Wararka SBS Somali 21 NofemberThu, 21 Nov 2024 - 04min
- 3718 - Australia Explained: sidee loo furtaa akoon bangi?
Haddii aad shaqayso ama aad dawlada cayr ka qaadato ama aad doonayso inaad si sahlan isaga bixiso qarashaadka lagugu leeyahay (bills) waxaad u baahan tahay akoon bangi.
Wed, 20 Nov 2024 - 10min - 3717 - Wararka Soomaaliya 20 NofemberWed, 20 Nov 2024 - 11min
- 3716 - Wararka SBS Somali 20 NofemberWed, 20 Nov 2024 - 14min
- 3715 - Wararka SBS Somali 19 Nofember, 24Tue, 19 Nov 2024 - 04min
- 3714 - Wararka SBS Somali 14 NofemberThu, 14 Nov 2024 - 03min
- 3713 - Wararka SBS Somali 13 Nofember, 2024Wed, 13 Nov 2024 - 13min
- 3712 - AE: waajibaadka xeerbeegtada (jury duty)
Muwaadin kasta oo Australian ah oo ku jira liiska gudiga doorashada waxaa loogu yeeri karaa adeega xeerbeegtada oo loo yaqaan jury duty ama waajibka xeerbeegto.
Tue, 12 Nov 2024 - 10min - 3711 - Wararka SBS Somali 12 NofemberTue, 12 Nov 2024 - 05min
- 3710 - Wararka SBS Somali 8 NofemberFri, 08 Nov 2024 - 07min
- 3709 - Dagaalka Gaza iyo doorashada maraykanka
Dagaalka Gaza saamayn intee le'eg ayuu ku yeeshay doorashadii Maraykanka? Mohamed Wardhere ayaan ka waraysanay.
Fri, 08 Nov 2024 - 07min - 3708 - Wararka SBS Somali 7 NofemberThu, 07 Nov 2024 - 06min
- 3707 - Wararka SBS Somali 6 NofemberWed, 06 Nov 2024 - 10min
- 3706 - Muslim Vote in US electionsWed, 06 Nov 2024 - 07min
- 3705 - Maxaa la isku hayaa doorashada Maraykanka?Tue, 05 Nov 2024 - 09min
- 3704 - Wararka SBS Somali 5 NofemberTue, 05 Nov 2024 - 04min
- 3703 - Wararka SBS Somali 1 NofemberFri, 01 Nov 2024 - 07min
- 3702 - Wararka SBS Somali 31 OctoberThu, 31 Oct 2024 - 03min
- 3701 - Wararka Soomaaliya 30 OctoberWed, 30 Oct 2024 - 12min
- 3700 - Wacyigalinta kansarka oo lagu qabtay melbourneWed, 30 Oct 2024 - 10min
- 3699 - Jama Farah oo malab ku sameeya gurigiisaWed, 30 Oct 2024 - 16min
- 3698 - Wararka SBS Somali 30 OctoberWed, 30 Oct 2024 - 09min
- 3697 - Wararka SBS Somali 29 OctoberTue, 29 Oct 2024 - 04min
- 3696 - Wararka SBS Somali 24 October 2024Thu, 24 Oct 2024 - 04min
- 3695 - AE: Australia's Immunsation Rules
Australia waxay leedahay jadwal talaal oo loogu talo galay in caruurta lagu talaalo iyadoo lagu xiro talaalka lacagaha dawladu siiso waalidka.
Wed, 23 Oct 2024 - 09min - 3694 - Wararka SBS Somali 23 OctoberWed, 23 Oct 2024 - 11min
- 3693 - Wararka Soomaaliya 23 OctoberWed, 23 Oct 2024 - 11min
- 3692 - Jama Farah oo qalab muhiim ah u dira Africa
Jama Farah wuxuu ka tirsan yahay ururka Rotary Club faraciisa Footscry. Wuxuuna ku guulaystay inuu qalab caafimaad oo aad loogu baahan yahay u diro dalalka Geeska Africa.
Tue, 22 Oct 2024 - 16min - 3691 - Wacyigalinta kansarka iyo Dr Idil Jama
Waxaa Melbourne ka dhacay wacyigalinta kansarka gaar ahaan kuwa dhaca haweenka. Waxaa soo jeedisay wacyigalintaas Dr Idil jama oo caafimaadka haweenka baratay.
Tue, 22 Oct 2024 - 09min - 3690 - Wararka SBS Somali 22 OctoberTue, 22 Oct 2024 - 04min
- 3689 - Ololaha Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya miyuu bilowday?
Mukhtar Mohamed Sayid wuxuu u tartamay doorashadii madaxweyne ee 2022, haddana wuxuu isu diyaarinayaa tan 2026.
Fri, 18 Oct 2024 - 18min - 3688 - Wararka SBS Somali 18 OctoberFri, 18 Oct 2024 - 07min
- 3687 - Wararka SBS Somali 17 OctoberThu, 17 Oct 2024 - 04min
- 3686 - Wacyigalinta caafimaadka raggaWed, 16 Oct 2024 - 13min
- 3685 - Wararka SBS Somali 16 OctoberWed, 16 Oct 2024 - 12min
- 3684 - Yuhuud/Islam nacaybka oo ku sii kordhaya AustraliaWed, 16 Oct 2024 - 06min
- 3683 - Wararka SBS Somali 15 OctoberTue, 15 Oct 2024 - 03min
- 3682 - Booliska Victoria iyo beegsiga midabaysan (racial profiling)Tue, 15 Oct 2024 - 04min
- 3681 - Wararka SBS Somali 11 OctoberFri, 11 Oct 2024 - 08min
- 3680 - Wararka SBS Somali 10 OctoberThu, 10 Oct 2024 - 04min
- 3679 - Wararka SBS Somali 9 OctoberWed, 09 Oct 2024 - 12min
- 3678 - Australia Explained: wanta solar panel on your roof?Wed, 09 Oct 2024 - 07min
- 3677 - Waraysi xildhibaan Mohamed Cumar Dalxa
Waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadayashiga Qaran oo mudo dhowr maalmood ah socda. Kulanka ayaa lagu waramayaa inuu is-afgarad la'aan ku dhamaaday. Professor Mohamed Cumar Dalxa waa xildhibaan hore siyaasada soomaaliyana waqti dheer ku soo jiray.
Tue, 08 Oct 2024 - 15min - 3676 - Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga
Waxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah, una ololaysa arimaha xaquuqda qaxootiga.
Tue, 08 Oct 2024 - 11min - 3675 - Wararka SBS Somali 8 OctoberTue, 08 Oct 2024 - 04min
- 3674 - Wararka SBS Somali 4 OctoberFri, 04 Oct 2024 - 07min
- 3673 - Wararka Soomaliya 4 OctoberFri, 04 Oct 2024 - 10min
- 3672 - Wararka SBS Somali 3 OctoberThu, 03 Oct 2024 - 03min
- 3671 - Wararka SBS Somali 2 OctoberWed, 02 Oct 2024 - 11min
- 3670 - Sida daynta guryaha looga qaato AustraliaWed, 02 Oct 2024 - 10min
- 3669 - Xaflad soo dhawayn ah oo loo qabtay Safiir Abdihakim Amey
Waxaa Melbourne lagu qabtay xaflad lagu soo dhawaynayo Safiirka Soomaaliya u jooga Koofurta Sudan horena u ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland.
Tue, 01 Oct 2024 - 06min - 3668 - Xafladda Africulture Festival oo lagu qabtay Sydney
Waxaa magaaladda Sydney lagu qabtay xafladda Africultural Festival oo ay sanad walba soo qabanqaabiso ururka Somali Welfare and Cultural Association oo ay madax u tahay Saada Abdikarim.
Tue, 01 Oct 2024 - 05min - 3667 - Wararka SBS Somali 1 OctoberTue, 01 Oct 2024 - 04min
- 3666 - Wararka SBS Somali 26 SebtemberThu, 26 Sep 2024 - 04min
- 3665 - Siciid A Deni oo diyaar u ah wadahadalka Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa goob uu ka hadlayey ka sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la yeesho Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.
Wed, 25 Sep 2024 - 09min - 3664 - Dr Mohamed Abas iyo damaca Ethiopia ee bada Soomaaliya.
Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaliga ee Idaacada SBS ka waraysatay damaca Ethiopia ee bada Soomaliya iyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay.
Wed, 25 Sep 2024 - 12min - 3663 - Hamdi Ali oon ka waramaya doorashada golayaasha dowlada hoose.
Hamdi Ali - oo isagu laf ahaantiisu u sharaxan (xubinimada Golaha Deegaanka ee Melbourne) - ayaan ka waraysanay, doorashada golayaasha Dowlada Hoose.
Wed, 25 Sep 2024 - 14min - 3662 - Wararka SBS Somali 24 September.Tue, 24 Sep 2024 - 06min
- 3661 - Guryo la'aanta ka jirta Australia iyo Hamdi Ali
Waxaa dalkan Australia ka jira guryo yari ba'an. Waxaan arintaas ka waraysanay Hamdi Ali oo arintana aad ula socda.
Fri, 20 Sep 2024 - 16min - 3660 - Wararka SBS Somali 20 Sebtember 2024Fri, 20 Sep 2024 - 08min
- 3659 - Wararka SBS Somali 19 SebtemberThu, 19 Sep 2024 - 04min
- 3658 - Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander iyo Aqoonta xidigaha
Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ka cirku wuxuu u sheegaa dhaqmada ay kumaan jiil isugu soo gudbinjireen si sheeko, heeso, xaflado ama farshaxan.
Wed, 18 Sep 2024 - 06min - 3657 - Wararka SBS Somali 18 SebtemberWed, 18 Sep 2024 - 09min
- 3656 - Wararka SBS Somali 17 SebtemberTue, 17 Sep 2024 - 05min
- 3655 - Wararka SBS Somali 13 SebtemberFri, 13 Sep 2024 - 07min
- 3654 - Wararka SBS Somali 12 SebtemberThu, 12 Sep 2024 - 04min
- 3653 - Australia Explained: Nidaamka caafimaadka ilkaha Australia
Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku soo qaadaynaa caafimaadka ilkaha ee caruurta iyo dadka qaangaarka ah ee Australia.
Wed, 11 Sep 2024 - 10min - 3652 - Wacyigalinta cudurka kansarka mindhicirka ku dhaca
Waxaa Melbourne lagu qabtay barnaamuj dadka looga wacyigalinayo cudurka kansarka ku dhaca mindhicirka (bowel cancer). Waxaa soo qabanqaabiyay ururka East African Women's Foundation.
Wed, 11 Sep 2024 - 10min - 3651 - Wararka SBS Somali 11 SebtemberWed, 11 Sep 2024 - 12min
- 3650 - Wararka SBS Somali 10 SebtemberTue, 10 Sep 2024 - 05min
- 3649 - Wararka Soomaaliya 6 SebtemberFri, 06 Sep 2024 - 08min
- 3648 - Wararka SBS Somali 6 SebtemberFri, 06 Sep 2024 - 07min
- 3647 - Wararka SBS Somali 5 SebtemberThu, 05 Sep 2024 - 04min
- 3646 - Mohamed wuxuu u sharaxan yahay doorashada NSWWed, 04 Sep 2024 - 10min
- 3645 - Wararka SBS Somali 4 SebtemberWed, 04 Sep 2024 - 13min
- 3644 - Sharuucda Aan Qornayn ee Goobaha Shaqo
Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku eegaynaa sharuucda aan qornayn ee goobaha shaqada iyo sidii aad u ogaan lahayd marka aad shaqo cusub bilaabayso.
Wed, 04 Sep 2024 - 10min - 3643 - Wararka SBS Somali 3 SebtemberTue, 03 Sep 2024 - 05min
- 3642 - Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha
Taliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.
Fri, 30 Aug 2024 - 06min - 3641 - How to protect your home from Australia’s common pestsFri, 30 Aug 2024 - 09min
- 3640 - Wararka SBS Somali, Khamiis 29.Thu, 29 Aug 2024 - 04min
- 3639 - Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada.
Kulun wacyi-galina, oo ku saabsan Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ayaa lagu qabtay Heidelberg West fiidnimadii Isniinta (Monday 26). Kulanka waxaa qabanqaabiyey Somali Elders Group. Waxaa hadal jeedninta lahaa Abdiaziz Farah. Kulanka kadib, Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Abdiaziz. Waraysigu waxa uu daaranyahay saamaynta uu leehayay Kansarka Mindhiciruhu, calaamadaha lagu garto, siyaabaha looga hortago. Dhagaysi wacan waraysiga.
Wed, 28 Aug 2024 - 07min - 3638 - Wax ka ogoow halista uu leeyahay kansarka mindhicirada
Kulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS oo kulanka ka qaybgashay ayaa idiin diyaarisay kalimadii wacyi-galinta ee ku aadanayd Kansarka Xiidmaha. Dhagaysi wacan
Tue, 27 Aug 2024 - 17min - 3637 - WARARKA SBS SOMALI, 27 AGOOSTOTue, 27 Aug 2024 - 04min
- 3636 - WARARKA SBS SOMALI, 26 AUGUST.Mon, 26 Aug 2024 - 06min
- 3635 - Wararka SBS Somali 23 AgoostoFri, 23 Aug 2024 - 09min
- 3634 - Wararka Soomaaliya 23 AgoostoFri, 23 Aug 2024 - 09min
- 3633 - Wararka SBS Somali 22 AgoostoThu, 22 Aug 2024 - 04min
- 3632 - Isboortiga iyo sida uu bulshada isugu xiroWed, 21 Aug 2024 - 08min
- 3631 - UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan?
Dibadbaxyo dhawaan ka dhacay Uk ayaa dadka lagu beegsaday waxaa ka mid ah Muslimiinta. Haddaba UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan? Mohamed Hassan Dable ayaan ka waraysanay.
Wed, 21 Aug 2024 - 11min - 3630 - Wararka SBS Somali 21 AgoostoWed, 21 Aug 2024 - 10min
- 3629 - Daawo dhaqameedka dadka dalka loogu yimidTue, 20 Aug 2024 - 09min
- 3628 - Wararka SBS Somali 20 AgoostoTue, 20 Aug 2024 - 04min
Podcasts semelhantes a SBS Somali - SBS Afsomali
- Kriminálka Český rozhlas
- El Partidazo de COPE COPE
- Herrera en COPE COPE
- Es la Mañana de Federico esRadio
- La Noche de Dieter esRadio
- Hondelatte Raconte - Christophe Hondelatte Europe 1
- Affaires sensibles France Inter
- La rosa de los vientos OndaCero
- Más de uno OndaCero
- La Zanzara Radio 24
- Espacio en blanco Radio Nacional
- L'Heure Du Crime RTL
- El Larguero SER Podcast
- Nadie Sabe Nada SER Podcast
- SER Historia SER Podcast
- Todo Concostrina SER Podcast
- 安住紳一郎の日曜天国 TBS RADIO
- 辛坊治郎 ズーム そこまで言うか! ニッポン放送
- 飯田浩司のOK! Cozy up! Podcast ニッポン放送
- 武田鉄矢・今朝の三枚おろし 文化放送PodcastQR
Outros Podcasts de Notícias e Política
- The Ray Hadley Morning Show 2GB
- Ben Fordham Live on 2GB Breakfast Radio 2GB
- The Bolt Report Sky News Australia / NZ
- Credlin Sky News Australia / NZ
- Tình Yêu - Hôn Nhân Báo Phụ Nữ
- Global News Podcast BBC World Service
- Paul Murray Live Sky News Australia / NZ
- You Cannot Be Serious Sam Newman
- The Megyn Kelly Show SiriusXM
- Nights with John Stanley 2GB & 4BC
- Dateline NBC NBC News
- The Tucker Carlson Show Tucker Carlson Network
- The Dan Bongino Show Cumulus Podcast Network | Dan Bongino
- Ukraine: The Latest The Telegraph
- Les Grosses Têtes RTL
- UFO WARNING UFO WARNING
- Sky Sports Radio's Big Sports Breakfast Sky Sports Radio
- The Last Word with Lawrence O’Donnell Lawrence O'Donnell, MSNBC
- Australia Overnight with Clinton Maynard 2GB
- Bannon`s War Room WarRoom.org