88 - Qiimahaaga ma go'aamiyaan Dadka kale ee Adiga ayaa go'aamiyo!!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 19 Oct 2024 - 09min
87 - Farqiga u dhaxeeyo Guurkii hore iyo kan haddajiro!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 12 Oct 2024 - 11min
86 - Go'aan Qaadashada iyo Ma'baadiideeda?
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 05 Oct 2024 - 08min
85 - Waa maxay noocyada niyad-jabka?
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 28 Sep 2024 - 07min
84 - Dhaleceynta ama ceebaynta kala taga Lamaanah!!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 21 Sep 2024 - 06min
83 - Adkeysiga noolasha! Resilient life!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 14 Sep 2024 - 07min
82 - Sida loo dhiso Kalsooonida? How to build trust?
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sun, 08 Sep 2024 - 00min
81 - Ha u isticmaalin labadan baraha Bulshada! Do not use these two on social media!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sun, 01 Sep 2024 - 09min
80 - Eray nolashaada wax ka bedali doono! A word that will change your life!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Fri, 23 Aug 2024 - 10min
79 - Dayaca shacuureed ee Carruurnimada! Emotional neglect in childhood!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Fri, 16 Aug 2024 - 10min
78 - Sidee loo ixtiraamo ninkaaga?How to respect your husband?
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 10 Aug 2024 - 10min
77 - Maareynta Waqtiga adag ee Lamaanaha! Difficult time management for couples!
Hadii Aad doonayayso Qoys Qurux badan faraxad ku dhisan, waa inaad Qorshe u samaysaa.Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tarbiyad wanaagsan. Halkaan waxaan kuso gudbiyaa Qabka loo Qorsheeyo Arimaha Qoyska Sida faraxada Qoyska Dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta dhirigalinta Shaqsiga Afsomaali.
Sat, 03 Aug 2024 - 07min
76 - Ku noolow waqtiga xaadirka ah!! live in the moment!!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 27 Jul 2024 - 09min
75 - Dunidan iyadoo qabya ah ayaad ka tagaysaa!!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 08 Jun 2024 - 08min
74 - Marabtaaa in goobta shaqada laga jecelado?Sifooyinkan yeelo!!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Fri, 17 May 2024 - 10min
73 - Ma nasiibkaaga mise Adiga go'aan saday?
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Fri, 10 May 2024 - 07min
72 - Booska Aaabe ah waxa u buuxinkaro malahan ilmaha!!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Sat, 04 May 2024 - 07min
71 - Xariirka Lamaanaha ee Xumaaday,2shay oo midna ku caawinayso midna dab qabdsiinayso!!
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Fri, 26 Apr 2024 - 08min
70 - Markii uu xumaado Xariirka Lamanaha,go 'aan nocee ah ayaad qadanaysaa?a?
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Fri, 19 Apr 2024 - 09min
69 - Sidee ku Ogan karataa isbadalka ku yimado Lamanahaaga?
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Fri, 05 Apr 2024 - 08min
68 - Maxaa sababo ilmuhu in uu Noqdo Narcissistic?
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Hormarinta shaqsiga,
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
Fri, 29 Mar 2024 - 08min
67 - Adigo wax Saxi karo karo, Hanoqon Qof wax fogeeyo!!
Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Qorsheynta Qoyska Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsiga intabo.Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,For your listening.
Fri, 22 Mar 2024 - 08min
66 - Halkan waxaad kukala baranaysaa asaxaabtada! I Here you learn with your friends!.
Halkan waxaan kusoo gudbiyaa, Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Hormarinta shaqsiga intabo.mahadsanid dhagaysigaada,Thanks,for your listening.
Fri, 15 Mar 2024 - 08min
65 - Waqti lumis,Dumark.Waste of time,women.
Halkaan waxaan kuso gudbiyaa, Qorsheynta Qoyska Dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsiga.waad la wadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid, dhageysigaada.Thanks,for you listening.
Fri, 08 Mar 2024 - 09min
64 - U guuritaan ka dalkale?I Moving from Country to country?
Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa, Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruuurta iyo Hormarinta Shaqsiga.intabo.waad ila wadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid Dhageysigaada.Thanks,for your listening.
Fri, 01 Mar 2024 - 08min
63 - Abuurista Kalsoonida. I Creating Trust.
Halkaan waxaan ku soo gubiyaa Hormarinta Qoyska sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsigabo Waad ilawadagi kartaaa Fikirkaada. Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,For your listening.
Fri, 23 Feb 2024 - 09min
62 - Yaa ilmaha waqti siiyo,Aabe mise Hooyo?
Halkaan waxaan kuso gudbiyaa Hormarinta Qoyska sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta.Dhiirigalinta shaqsiga. Waad ilawadaagi kartaa fakarkaada mahadsanid dhageysigaada.Thanks,for your listening.
Fri, 16 Feb 2024 - 08min
61 - Ilaalinta Xaquuqda Carruuurta!! Protect the Rights of Children!!
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Hormarinta Qoyska Sida Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta Shaqsigabo.waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadasanid Dhageysigaada.Thanks,for your Listening
Fri, 09 Feb 2024 - 06min
60 - Caawinaad ma waydiisankara Social Caruurta?
Halakaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,for your listening
Fri, 02 Feb 2024 - 07min
59 - Dadka danaysta yaasha ah!! I Selfish People!!
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa wixii Fikiradaada ah.Waad ku mahadsantahay dhageysigaada.Thanks,for your listening.
Sat, 27 Jan 2024 - 09min
58 - Bar Caruruurta, sida loola hadlo Dadka kale?Teach children,how to talk to other people?
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Walidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada, mahadsanid,dhageysigaada. Thanks,for your listening.
Sat, 20 Jan 2024 - 09min
57 - Jooji sixitaanka Dadka kale Khaldaadkooda! Stop correting other people's mistakes!
Halkaan waxaaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Hormarka Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurta iyo Hormarinta shaqsiga bo intabo.Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid, dhageysigaada, Thanks,for your listening.
Tue, 09 Jan 2024 - 08min
56 - Sababta fashilka guusha lammaanaha! Cause of failure of partner's success!
Halkaan Waxaan ku so kudbiyaa Aramaha Qoyska Sida Hormarka Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrurta iyo Hormarinta Shaqsigabo intabo. Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Mahadsanid dhageysigaada,Thanks,for your listening.
Sun, 24 Dec 2023 - 10min
55 - Wa maxay isfahan la"aanta Waalidiinta iyo Dhalinyaradu?What are misunderstanding parents and Teenagers?
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska.
Iyo sidookale Hormarka Shaqsiga.
Waad ilawadaagikartaa Fikirkaada.Mahadsanid, dhageysigaada.
Thanks,for listening.
Sat, 16 Dec 2023 - 07min
54 - Sababaha furniinka? I Reasons for divorce?
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska.
Iyo sidookale Hormarka Shaqsiga.
Waad ilawadaagikartaa Fikirkaada.Mahadsanid, dhageysigaada.
Thanks,for listening.
Sat, 09 Dec 2023 - 07min
53 - Sidee bay Bulshadaydu u falcelisay Podcast Sanad kadib?How is my community reacting after a year?
Halkan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,
sida dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska. iyo sidookale Hormarka shaqsiga.
Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada. Mahadsanid,dhageysigaada.
Thanks, for listening.
Sat, 02 Dec 2023 - 06min
52 - 2 Labo shey oo Dumarka isku haleyaan Ragan u kafaa"iidaysto!!
Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska sidaDhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarka Qoyska .
Sidookale Hormarka Shaqsiga. wad ilawadaagi kartaa Fikirkaada.
Mahdasanid dhageysigaada.Thanks,for listening.
Sat, 25 Nov 2023 - 08min
51 - Labo wajiile hadaad maqasho kan ayaa ugu xun ama ugu liito!!
Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Dhiirigalinta Waalidiinta iyo Tarbiyada carruurta iyo Hormarka Qoyska,
sidookale Hormarka shaqsiga.Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada.
Aad ayaad u mahadasantahay.Thanks for listening.
Tue, 21 Nov 2023 - 09min
50 - Markii aad ku jirto xaaladan Jooji, lakulanka Asxaabtada ah iyo Social Media
Halkan waxan ku so gudbiyaa Arimaha Qoyska sida Dhirigalinata,
WaalidiintaTarbiyada Caruurrta iyo Hormarinta Qoyska.
Sidookale Hormarinta Shaqsiga. Hadii aad qabto Fikrada wad ilawadaagi kartaa. waad ku mahadasantahay dhageysigaada.
Sat, 11 Nov 2023 - 10min
49 - Su"aashan inabadan la iwadiiyey,wax yaalo malahan yurub!!
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida dhirigalinta
Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Hormaraka Qoyska.
sidokale Dhirigalinta Shaqsiga.Kuso dhawaaw Somali-happyfamily Podcast.ilawadaag Fikirkaada iyo hadii aad Su"aal qabto intabo.Mahadsanid dhageysigaada.
Sat, 04 Nov 2023 - 06min
48 - Fashilka ku yimaado Lamaanah,marka ay samaynayaan isbadal Hormar leh.
Halkaan waxaad kalasoco karataa,Farxada Qoyska Harmarinata shaqsiga,Dhiirigalainta Waalidiinta Barbaarinta caruurrrta iyo Tarbiyadoda.
Waad ku mahadsantahay Dhageysigaada, sodhawoow.
Sat, 28 Oct 2023 - 08min
47 - Labo sababood oo keenikaro burburka Qoyska ama Lamanaha!!
Halkaan waxaan kusoo gudbiyaaa Arimaha Qoyska,
sida dhiirigalina Waalidiinta Tarbiyada Carrurta iyo Hormarinta Qoyska.waxaad ilawadaagi kartaa Fikirkaada iyo hadii Aaad Su"aal qabto intabo, Mahadsanid dhageysigaada.
Sat, 21 Oct 2023 - 07min
46 - Hadafkaada yuu na noqonin guurso kadib na ilmadhal oo kalii ah!
halkaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska sida daganaasha ah
Qoyska farxada iyo Barbaarinta Caruurrta mahadsanid dhageysigaada.
Sat, 14 Oct 2023 - 08min
45 - Wax kaste oo Aad dhageysatid ama Aad daawato ogaw inay saamayn kugu yeelanayso.!!
Wax yaalaha ladhageysto ama ladaawado waxay noqodaanbo,
waxaad ogaataa inay Naftaada Samaayn ku reebayaan.
maraka u door Naftaada wax Aduun iyo Akhirabo waxtar kuuleh:
Sat, 07 Oct 2023 - 07min
44 - Waa tuma Sahra, Magaca Somalihappyfamily maxaan u doortay?
Somali happy family, waxaa uu katurjumayaa,Farxada Qoyska iyo Bulshada,
inaay tahahay wax loo baahanyahay markaste in la hormariyo ama la Tageero.
Si loo helo Qoys Nadiif ah ku dhisan Farxad.Mahadsanid walaal dhageysigaada.
Sat, 30 Sep 2023 - 10min
43 - Dadka waxaa ugu liito,matabcade iyo matashiiishe!!
Waxaad tahay Walid ku nool Wadamada Reer galbeedka,
mashaqeysid waxaad Ilmahaaga u iibisaa bilwalibo alaab Qaali ah!:
Sat, 23 Sep 2023 - 04min
42 - Halkalmad oo hadii aad afkaada barto, Allaah agtiisa Qiimo kaleh Dadkana kugu jeclaanayaaan.
Kalmada mahad naqa waa wax aad u wanaagsan, Qofkii bartana waxaa uu dareemi karaa Dagaanan,
iyo naxariis kudadaal inaad orankarto Allmadulilllaah, Mahadasanid Qofka aan Dadaka u mahad celin Allaah na uma mahad celiyo.
Mahadsanid walaal dhageysigaada.
Sat, 16 Sep 2023 - 07min
41 - Hooyada ku dayashada mudan iyo Hooyada Waajibaadkeedi gabtay!
Farqiga u dhaxeeyo Hooyada wanaagsan ee safiican ubarbaariso U Badkeeda,
iyo Hooyada Aan Siwanaagsan aan U Barbaarin ubadkeeda farqiga udhaxeeyo.
Walal mahadsanid Dhageysigaada,waad ilawadaagi kartaa wixii su"aaal ah.
Sat, 09 Sep 2023 - 09min
40 - Waxaad ogaataa Qofka Saaxiibka ah inuu kula joogaayo Waqti kaaban oo kalii ah!!.
Waqti aan hada joogono waxaa ka Qiima badan Waalidaka Saxiibka Qofka ah.
Waxaad arkeysaa Qof waqti galinaayo Qof saaxiibkiis ah lkn Aan war ka haynin Waalidkiis!!.
Hadii aad qabto wax Su"aal ah Ama Aad jeceshahay inaad ilawadaagto Fikirkaada.
Igala so xariir dhanka WhataApp +43665783558 Mahadsanid walaal.
Sat, 02 Sep 2023 - 08min
39 - Waxaan ma Aqaano Ama ma garanaayo ceeb ma ahan!
Hadii uu Qof ku dhoho Aniga waxaan ma aqaano ama ma garanaayo,micnaheeda ma ahan inuu Qofkaas
wax walibo Jaahil ka yahay. Majiro qof Aqoon ku dhashey!
Waad ku mahadsanatay dhageysigaada hadii Aaad qabto wax Su"aal ah ama Fikir ah waxaad igala so xariir kartaaa,
WhatsApp +43665783558
Sat, 26 Aug 2023 - 08min
38 - Manal wadaagi kartaa Ganacsiyad Qaar kamid ah,waa Su"aalihii iiga yimid Dhagystayaashayda?
Malaga yaabaa inaad kulaabto waddankii markale, oo Aad nalawadaagto,Warbixino
sidaan oo kala ah.waan jeclaan lahaa wax Bulshada wax u taraayo inaaan ilaso wadaago.
Hadii Aaad wax Su"aal ah ama Fikir ah Aaad qabto waxaad igula wadaagi kartaa WhtsApp
+4366565783558
Sat, 19 Aug 2023 - 08min
37 - Waxaa ka jiro Wadankii Fursado Ganacasi oo Aad iyo Aaad Muhiim u ah.
Hadii Aad doonayso inaad Ama Aaad jeclaan laheyd in aad Wadankaadii Maal gashato,
waxaa ka jiro Fursado badan oo Ay Dadku ku Baraarug sanayn!
Hadii Aaad jeclaan lahayd inaaasd ilawadaagto Fikikaada Ama Aad qabto Su"aaalo,
waxaad igula soo wadaagi kartaaa dhanka WhatsApp.
Waan jeclaan la haa inaad ilawadaagto Fikirkaada Saliimka ah Mahadsanid.
+4366565783558.
Sat, 12 Aug 2023 - 08min
36 - Maxaad ka Aamin santahay wadankii Hooyo ee Somaaliya?
Goorma ayaa kuugu danbeysay Somaaliya majeclaan lahayed in aad tagto?
Hadii ay jawaabtaada tahay haa ilasoco inshallaah.
Sat, 05 Aug 2023 - 05min
35 - Maxaa dhacaayo Guurka kadib hadii Alle ilama ku siinin dhaleecayta Bulshada dhaxdeeda?
Habdhaqanka Bulshada Saamayn bay ku Reebaan Dadka Baa hiyaha Gastland qabo!!
Sat, 15 Jul 2023 - 08min
34 - Watigaada ugu qaalisan yaad siisa markii Fsaxyada la galo?
Waqtigada ugu qalisan waxaa iskaleh ilmahaada,
ha u ogalaanin qofkale in aad siiso waqtigaada.
siiibo markii ilamahu fasax galaan.
Hadii waxa su'aal ah ama Fikir ah Aaad ilawadagayso Aaad baan,
u jeclaan lahaa waad ilawadaagi, mahadsanid kartaa dhan ka whatsApp,
+4366565783558
Sat, 08 Jul 2023 - 06min
33 - Waalid noocee ah ayaad tahay haddii aad ku xad gudubto anshaxa?
Qofkaste oo Waalid ah ama noqon rabo masu"liyad ayaa kasaar,
ilaalinta ilmaha Xaquudooda, ha ogalaan in ilmaha la dhibaateeyo.
Sat, 01 Jul 2023 - 09min
32 - Maxaan sameeyaa Hadii ii hagaagi wayso cabashadayda?
waa Qaybtii sadaxaad gunaandakii Cagajugleynta loo gaysto ilmahaaga.
Hadii kuu shaqayn waydo Cabashada aad gudbiso.
Sat, 24 Jun 2023 - 05min
31 - Ha samaynin sidaan soo so socoto maxaa yeelay kuma caawindoonto!!
Wax kasheegida iskoolka ilmaahagu dhigtaan,
ama Macalimiinta inaad wax ka sheegto kuma caawin doonto!!
Sat, 17 Jun 2023 - 10min
30 - Hadii ilmahaga loo Xoogsheegto ama lacaayo,maxaad samaynaysaaa?
Cagajuglen ama Hadaad inta badan waxaa sameeyo Caruurrta ama dhalinyarada,
waxaan ka hadli doonaa inshalllaah Qaabkii hadii ay ku gu dhacado Arintaan wixii Aad ku caawin lahayd ilmahaaga.
Sat, 10 Jun 2023 - 08min
29 - Sideed uga falcelisaa marka ilmahaagu su aal ku waydiiyo?
Muhiimada ay leedahay marka ilmahaagu su aal kuwaydiiyo.oo aad siwanaagsan ugu jawaabto.
Ama ay dhacado in uu ilmahaagu Su aalaha kaaga jawaabin ama ayku Adakaato kajawaabida Su aalaha.
Sat, 03 Jun 2023 - 14min
28 - Qiimahada waa Qofkaad Adigu iskadhigto!!
Jooji niyad jabka Hoos isu dhigida iyo Hawada quusta,Ha isku dhiibin Sifudud!!
Sat, 27 May 2023 - 11min
27 - Waa maxay Wadajirka iyo Isfahanka Lamaanaha?
Waa wada shaqeyn kaladanbeyn isku Dhimrin Qofbo Qofka kale,
waa isfahan guud iyo mid gaar ah Kalgacal Joogta aha.
Sat, 20 May 2023 - 11min
26 - Daacad u Noqo Lmanahaada Mic naheeda ma ahan wax kaste waa inaad iiyeesho!!
Qofkaste waa inuu ixtiraamaa Qofka kale, waa inuu jiraa Xad idiin dhaxeeyo.
Waa inaad ku kasoontahay Lamanahaada.
Fri, 12 May 2023 - 08min
25 - Ha u Noolan Qofkale Naftaada u Nolow!!!
Noolashada Sida Aaad u Noolanayso Go"aankeeda Adiga ayaa leh,
Ha Habarbar dhigin Qofkale Tiisa Taada ka adkow!!
Fri, 05 May 2023 - 08min
24 - Khaldka uguwayn ee Aan kagalno Naftena iyo Qoyskeena Big Mistake!!
Khaladaadka aan ka galno Nafneena iyo Qoyskeena,
waxaa la orankaraa waa Qariska tuur!!
waxaa na ka dhasho dhibaato wayn marar ka qaar.
Fri, 28 Apr 2023 - 09min
23 - Waa maxay isku kalsoonaanta ama Self-Confidence?
Kalsoonida Naftu waa inaad aqoon uleedahay Naftaada iyo waxaad ku fiicantahay.
waa inaad leedahay Awood aad ku maamusho Hab fikirkaada ama hab dhaqankaada.
Sat, 22 Apr 2023 - 09min
22 - Waa maxay Is edbinta ama Self discipline?
Is edbintu waa wax labarto oo Qofkaste barankaro,
hadaaad lahayn is edbin ama is xakamayn aad naftaada xakameyn wax Hadaf ah
ama Guul ah ma gaaraysid Noolashaada .
Fri, 14 Apr 2023 - 08min
21 - Waa maxay Isbadalka shaqsiga ah?
In aad Qoays ama Bulsho Badasho waxaa ka horayso in aad Adigu isbadal samayso,
inay kaskaxdaada Korayso waxaa ka ogaan kartaa Hab fikirkaada.
Fri, 07 Apr 2023 - 08min
20 - Dhawr shay oon waligaa ku soo mari doonin,Aadna ka shalayi doontit,
Dhiirigalin ama Motivation waxaan walaigaa ku so mari doonin ,
waadna ka shalayi doontaa waqtiga waa seef ka faa"iidayso intay goor goortahay!!
Tue, 04 Apr 2023 - 08min
19 - Adigow Xalkaada wanaag ku helikaro ha ku raadinin Xumaan!
Wax yar oo Aad ku tiri ilmahaada oo waxaa jiro kuu keenikaro dhibaato,
Aadna filaynin marka ka digtoonow wax Aad ku hadlayso mararka qaar way Adkaan kartaa.
Ilaali Anshax SI Asluubaysana u hadal markaad Caruurrta la sheekeysanayso.
Fri, 31 Mar 2023 - 08min
18 - Ilmahaygaa fiican ku wa dadka kala na way Xunyihiin!!
Maxay ku laduwan yihiin ilmahaada iyo kuwa Dadka kale.Mar hadaad tahay Waalid ama Aaad rabto inaad noqto,
iska ilaali inaad wax ka sheegto ilma kale waayo War uma haysid wax ay noqonayaan ku waada .
ha caayin oo ha ceebaynin Ilmaha kale waxay ku gu leeyihiin Xaquuqo.
Mon, 27 Mar 2023 - 07min
17 - Ka qayb gali Ilmahaada kuwa Qaan gaarka ah Arimaha Masiiriga ah ee Qoyska.
Mu hiimada Ayleedahay marka ilmaha Lalawadaago Armiha Qoyska ee masiiriga ah,
waxaa uu Dareemayaa masuuliyad iyo Ixtiraam kaas oo kufahmikaro hadii waalidka dhintaan ama ay wax ku dhacaan,
Tue, 21 Mar 2023 - 07min
16 - Muhiimada Ayleedahay Marka Waalidiintu kadhaxeeyo Xariiir kudhisan Wadahadal iyo Isfahan.
Markasto oo Waalidiinta dhaxdooda uu jiro Wadahadal
kudhisan Ixtiraam kaladanbayn Isdhageysi Talawadaag iyo Kalsooni waxaa
soo baxo Qoys Quruxbadan IYO ubada Quruxbadan.
Thu, 16 Mar 2023 - 07min
15 - Dhibaatada Ay leedahay markii ilmaha la dhaleeceeyo ama wax lagasheego!
Wali diinta wax ka sheego ilmahooda Ayagoo is leh Tarbiyeeya.
iyo dhibaatada ay u gaystaan. waxaan ka hadli doonaa
wax yaalaha lagu badali karo Arintaan .
Wed, 08 Mar 2023 - 06min
14 - Ha oo ladhaqmin ilmahaada Qabakii aad Adigu ku soo Kortay!!
Waxaa dhacado mararka qaar in Wali diinta Somaraan Mar xalado kala du wan
yaran toodi. Hadiii ay tahay Korniimadoodi,Barbaarintoodi,Dhaqan kiii ,Bay"adii ama Deegankii.
Fri, 03 Mar 2023 - 07min
13 - Sidee ilmaha loo maalgaliyaa? waa maxay waqitga ansiinayo ilamaha?
waa inaad Daboosho baahiyah gaarka ee ilmahaada,
Hagaaji lamacaamilida ilmah sida ugu wanaagsan.
Fri, 17 Feb 2023 - 06min
12 - Ku Qanacsanow wixii Alle Kusiiyey Ha fiirinin waxa Dadka kale!
Waa inaad Abuurtaa Kalsoonida Qoyska Si loo helaa
xasilooni iyo Daganaasho dhagaado.
Fri, 10 Feb 2023 - 07min
11 - Ha noqon Qof ka shekeeyo Qoyskiisa!!
Iska ilaali marka ilmaha kula jogaan waxyaalah qaar inaad ka sheekeyso siibo wax ku saabsan Qoyskaada! waxaan ka hadli donaa ficilada ka imaan karo.
Fri, 03 Feb 2023 - 07min
10 - Waa maxay Hab dhaqanka Walidiinta loga bahanyahay?
Wax yaaalaha Waaalidka Ay tahay inuu ilaaliyo.
Maadamaa uu yahay Hogaamiyaha Qoyska!
Waxaan ka hadli doonaa sida uu Noqonkaro
Waalid ku dayasho Mudan Si Caruurta Ay u helaan
Hogaamiye Fiican ama Tababare Wanaagsan.
Fri, 27 Jan 2023 - 07min
9 - Maxaa keeno inuu ilmaha Been sheego?
Walidiinta Ayaga Naftooda Been Masheegaan?
Qaab Noocee ah bay Ayeey oo ga Taxdarikaraa?
Siay ilmaha ugu fududaan in uu sheego Been.
Fri, 20 Jan 2023 - 08min
8 - Sidee ilmahaga Runta ugu Tarbiyenkartaa?
Hogaaminta fiican waxay kabilaabtaa Guriga,
Sat, 14 Jan 2023 - 09min
7 - Wanaaga Ayleedahay Marka Ayleyihiin ilmaha Program..
waxay leedahay Faa"iido badan marka ilmaha loo sameeyo
Program sida Caafimaad wanaagasan iyo dhanka Badqabka.
Fri, 06 Jan 2023 - 07min
6 - Waa maxay faa"iida ayleedahay marka ilmaha loo sameeyo Program?
Wax tarka ay uleedahay programka ilmaha.
Fri, 30 Dec 2022 - 07min
5 - Qaabka Maskaxda ilmaha loo koriyo,
waan inaad ilamah u samayso barogaraam ama wax uu kumashquulo.
Sat, 24 Dec 2022 - 07min
4 - DHaxal wanaagsan ureeb ilmahaaga?
Qabka ilamaha Jir ahaan iyo Maskax ahaan loo gadhiso ilmaha
Fri, 16 Dec 2022 - 11min
3 - Ma rabtaa Ilmahaagu inu siwanagsan Bulshada oo ladhaqmo?
Hab dhaqanka wanaagsan ee Ilmahu wax uu kabilawdaa, Guriga waxayna kamid tahay tarbiyada wanaagsan ee Ilmah labaro
Fri, 09 Dec 2022 - 07min
2 - Waa maxay Podcast iyo Siday u U shaqaysaa?
5 Waa maxay Faa" iidada Ay ku leedahay, Adiga oo Ku jiro Hawlahaada Caadiga ah
Sat, 26 Nov 2022 - 06min
1 - Kasbo Kalsoonida Caruurtaada
Maxaa kaa hortaagan inaad Kalsoonida Caruurtaada?
Fri, 18 Nov 2022 - 05min